Xagee u Socotaa Itoobiya , Maxaasa ku dhacay Nabadoonkii Geeska Afrika ?

aMarkii Ra’iisul Wasaaraha Ethopia Abiy Axmed uu ku guuleystay Abaalmarinta Nabadda aduunka ee Nobelka 2019 waxaa lagu ammaanay inuu yahay nabad sameeyaha gobolka. Balse hadda waxa uu madax ka yahay dagaal sokeeye oo daba dheeraaday, kaas oo ay dad badani qabaan in uu eeg yahay xasuuqa, Waxana Abiy Axmed uu khalkhal geliyey guud ahaan Nabada … Continue reading Xagee u Socotaa Itoobiya , Maxaasa ku dhacay Nabadoonkii Geeska Afrika ?